Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland iyo maayirka caasimada hargaysa ayaa soo kormeeray guryihii Waxyeeladu ka soo gaadhay Roobkii Dabaysha watay ee ka da’ay Caasimada Hargaysa.
Maxay Indhahooda ku soo arkeen Wasiirka Madaxtooyada Iyo Duqa Hargaysa oo Booqday Dadkii Waxyeeladu ka soo Gaadhay Roobkii Hargaysa ka Da’ay? DAAWO
