Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka tacsiyadeeyay eheladii ay ka dhinteen dadkii ku waxyeeloowbay roobabkii lixaadka lahaa ee Shalay ka da’ay caasimada.
Muxuu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ka Yidhi Dhibkii ka Dhacay Koonfurta Gobolka Sool? DAAWO
