Laascaanood 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha nabadaynta iyo horumarinta gobalada bari Somaliland ayaa gaadhay degmada kalabaydh ee ka tirsan Gobolka Sool.
Wefti ka Socda Golaha Wasiirada Somaliland oo Booqday Degmada Kala Baydh ee Gobolka Sool Iyo Nuxurka Socdaalkooda DAAWO
