Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Hubka ay inta badan qaataan hawlwadeenada dhanka sirdoonku waxaa ka mid ah Bistoolada soo shabahda Irbadaha dawooyinka, taasoo la soo saaray xiligii dagaalkii qaboobaa, markii ugu horaysayna loo nashqadeeyey basaasad u dhalatay dalkii midowgii soofiyeeti.waxana u suurogal ah in laga rido rasaasta dhuunteeda oo ilaa 4.5 mm ah.
https://youtu.be/u4hxly1itGc
