|

Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Berbera oo Ku Baaqay in laga soo daayo Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin DAAWO

Mukhtaar nuux ibraahinBerbera 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Mudo ku dhow Laba Todobaad ku Xidhan Xabsi ku Yaala Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga Soo Warami Jiray Gobolka Gebilay Kadib Markii qaab Shirqool ah Ciidamada Liyuu Boolis uga Kaxaysteen isaga iyo 4 Weriye oo kale Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale inkasta oo ay afartii Weriye ee Kale Xoriyadoodii u soo Celiyeen.

Comments are closed