Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Khilaaf Xoogani u dhexeeyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada kaas oo Sababay in Wasiirku Madaxweynaha ka ashkateeyo Agaasimaha Guud waxaa kale oo uu Wasiirku Qoraal uu soo saaray Shaqadii kaga Joojiyey Agaasimaha Tacliinta Sare.
https://www.youtube.com/watch?v=fFEKzWpYxws
