Burco 26.August 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Burco ayaa lagu qabtay Munaasibad Lagu Soo dhawaynayay Taageerayaal ku soo Biiray Xisbiga Kulmiye Waxaana kala qayb galay Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye.
Wasiirka Warfaafinta oo Abaabul Beelaysan Burco ka Sameeyay Iyo Taageerayaal Beeshiisa ah oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye DAAWO
