Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland Dr sacad Cali shire ayaa kulamo gooni gooni ah oo xogwareysi ah la yeeshay Guddiyada Arrimaha Dibada ee Labada Aqal baarlamaan .
https://www.youtube.com/watch?v=9krpRUUDnNk
