Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire oo si rasmi ah ula Wareegay Xilka wasaaradaasi oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay ayaa ka sheekeeyay Qiso Riyo ugu Timid oo u dhaxaysa Murashixiinta Xilalka Madaxweyne ee Sadexda Xisbi Muuse Biixi,C.raxmaan Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe.
https://www.youtube.com/watch?v=LDrEss6cEak
Murashixiinta Muuse Biixi,C.raxmaan Cirro & Faysal Cali Waraabe oo Riyooday & Jabkii Dhacay DAAWO
