Hargaysa 15. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Ku Soo Biirista Xisbiga Kulmiye ee Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen.
https://www.youtube.com/watch?v=mYZfWNKq9OI
