Berbera 15. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Jamaal Cali Xuseen ayaa Si rasmi ah ugu Dhawaaqay inuu Ku Biiray Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye Isla Markaana uu dhisayo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Wuxuu Jamaal Sheegay in Xisbiga Kulmiye ahaa Godkii laga Qaniinay Murashaxnimadiisa Hasa Yeeshee Wuxuu Intaas ku daray In Gudoomiye Muuse Biixi uu Madaxa Ka Dhunkaday Isla Markaana uu Qirtay Khaladkiisii.
https://www.youtube.com/watch?v=bhFDf22usJs
