Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Barnaamijkeenan Xogta dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa sirta ka dambaysa sababta afarta xaraf ee keliya looga dhigay furayaasha sirta ah ee agabka sariflaha ah caamka ah ee lacagaha account-kaaga lagala baxo adiga oo adeegsanaya kaadhadhka kuu gaarka ah.
https://youtu.be/4-VkXeHVZGw
furayaasha sirta ah ee Aalada lacagaha lagala baxo ee Casriga ah DAAWO
