Xisbiga Ucid oo Dhaliilo Culus Dusha Ka Saaray Xisbiga Waddani kuna Eedeeyay Inay Qorshaynayaan Sidii Somaliland loogu Soo Hogaamin Lahaa Beesha Caalamka DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-”Xisbiga Ucid-Beesha Caalamka Uu Xisbiga Waddani Somaliland Kusoo Hogaaminaya Xamar Ayay Sidaad Ogtihiin Ka Dhigeen Kamana Yeelayno Wadani Inay Hargaysa Kusoo Hagaan Reer Galbeed”Xoghayaha Arimaha Bulshada Ucid Abdiraxmaan

https://youtu.be/60w3Y7IRdn4