Oslo 31. December 2016 (SDN/QJ):- Gabadh soomaaliyeed oo da, ahaan aan weyneyn ayaa ashahaadada u qabatay soona muslimisay haweenay heysatay diinta masiiga amase Kiristaanka.
Waxaanay inantan soomaaliyeed dagan tahay , Yurubta America, waxaanay u nasteexaysaa oo ay mar walba isku daydaa in ay soo muslimiso dadka heysta diinta masiixiga
https://www.youtube.com/watch?v=GsURtbxPObE
