|

Weriye Cabdisalaan Hereri oo Warbixin Xiiso leh ka sameeyey Nolosha Xeebta Bulla-xaar oo Muddo Dibbood ku ahaayeen DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Weriyaha Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa Barnaamij xiiso leh ka sameeyey Xeebta Bulla-xaar ee Somaliland oo ku taalla Waqooyiga Hargeysa iyo qaabka ay u noolaayeen muddo habeenno iyo maalmo ah oo ay isaga iyo Asxaab kale oo ay wada socdeen ku sugnaayeen Xeebaha Deegaanka Qadiimiga ah ee Bullo-xaar.

Cabdisalaan Hereri oo ay Socdaalkiisa Bullo-xaar uu ku tegay waxaa ku weheliya Xubno isugu jira Fannaaniin, Weriyeyaal, Filim-qaadayaal iyo Asxaab kale, ayaa Warbixinta uu halkaas ka diyaariyey oo ay ku jiraan Heeso loogu talagalay keliya Xeebta Bullaxaar iyo deegaankaas iyo Bol nolosha ay halkaa kula darseen intii ay ku sugnaayeen, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Qaybta 1-aad ee Barnaamijka Hereri iyo Bullaxaar.

Comments are closed