Orod Yahanka Caanka ah ee Mo Faarax oo Gaadhay Darajada Ugu Saraysa ee Boqorada Ingiriisku Bixiso & Dareenkiisu Siduu Yahay DAAWO

London 03. January 2017 (SDN/QJ):- Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa habka ugu sareeya ku maamuustay orod-yahanka caanka ah ee Mohomed Faarax

Waxaana sida la sheegay uu Mohamed Faarah noqon doona “Sir Mo Farah” waxaanu ka waramay darajadan la siiyay iyo qiimaha ay ugu fadhido.
https://www.youtube.com/watch?v=0VqzkGox95g