Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Ansixiyey Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Lagu Sameeyay Xeerka Doorashada Madaxweynaha iyo Golayaasha Deegaanka.
Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax.
