Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Weriyaha Caanka ah ee Raage Oomaar oo Haatan ku Sugan Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Kormeer Ku Tegay Maktabada Qaranka oo dhismaheedu ka socdo Magaalada Hargaysa.
Weriyaha Caanka ah ee Raage Oomaar oo Booqday Maktabadda Qaranka oo Dhismaheedu Socdo & Fariinta uu Bulshada u diray DAAWO
