Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Murashax Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta damacu ka hayo qabashada Talada dalka Somalia ayaa Khudbad Qiiro leh ka jeediyey Fadhi ay Yeesheen Baarlamanka Somalia.
Murashax Cali Xaaji Warsame,Waxqabadkiisa Hadii Talada Somalia Lagu Aamino & Khudbad Qiiro Xambaarsan DAAWO
