Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Muqdisho Ka Dhacaysa Maanta Doorashada Madaxweynaha Somalia,Hadaba Waxaa Shir Xalay Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho Ilaa Toban Murashax oo Ku Heshiiyey Si ay isbedel u dhaliyaan in Wareega 1aad Murashaxooda ugu Sareeya ay Codkooda Ku Biiriyaan.
https://www.youtube.com/watch?v=K0aaV2IyHv0
