Dubai 16. February 2017 (SDN/QJ):-Telefiishanka caanka ah ee laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta ayaa faaqidey dhibaatada uu yeelan karo saldhigga millitari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ku yeelaneyso magaalada Berbera.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=B0tQipU0DkY
