Laascaanood 16. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Madaarka Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka Degay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Kadib Markii uu Ka Soo Kicitimay Magaaladda Jabuuti.
https://www.youtube.com/watch?v=oEDw-SSoe4g
