Hargaysa 17. February 2017 (QJ):- Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah xildhibbaanada Golaha Wakiilada ee Ka Soo Hor Jeeday ansixintii labada Gole ee Heshiiska Saldhiga Berbera ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay wixii halkaas ka dhacay iyada oo sida oo kale na shacabka xusuusisay dhibbaatooyinka ka socda wadamada Islaamka ah in ay ku soo wajahan yihiin Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=L3FWI78WiC0&t=2s
