Buuhoodle 17. April 2017 (SDN/QJ):-Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa Deeq Isugu Jirta Raashin, Iyo Dhar waxay Gaadhsiiyeen Bukaanada Jiifa Cisbitaalka Magaaladda Buuhoodle.
Cisbitaalka Magaaladda Buuhoodle oo Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ee Somaliland Kaalmo Deg Deg ah Gaadhsiiyeen DAAWO
