Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida Heer qaran ee Gurmadka Taakulaynta abaaraha Somaliland ayaa Maanta Deeq lacageed oo dhan kun dollar ka gudoomay Xubnaha Guddida ururka Bahwadaagta Geerashleeyda Farsamada Birta.
Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somaliland oo Deeq Lacageed Ka Gudoomay Ururka Bahwadaagta Geerashlayda Farsamada Birta DAAWO
