Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay inay run ahayd dhaliil uu doraad u Jeediyey Hogaamiyaha Xisbiga Waddani iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
‘’Dhaliishaydii Shalay ee Xirsi iyo Xisbiga Waddani Waxaan Ku Gartay inay Sax ahayd Ilaahay Waa Ka Halkan Isugu Kaayo Keenay…’’ Murashax Muuse Biixi DAAWO
