Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Shacabka Gobolka Buuhoodle Wuxuu ugu baaqay inay Kasbadaan imaatinka Hay’adaha Caalamiga ah isla markaana Sugaan amnigood.
https://www.youtube.com/watch?v=CIbezi2DK5Y
