|

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xaglo Toosiye oo Fariin u Diray Prof Cali Khaliif Lana Hadlay Damiirka Shacabka Buuhoodle DAAWO

Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Shacabka Gobolka Buuhoodle Wuxuu ugu baaqay inay Kasbadaan imaatinka Hay’adaha Caalamiga ah isla markaana Sugaan amnigood.

Comments are closed