Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay magaalada Washington ee dalkan Maraykanka.
Wasiirka Arimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire Oo Furay Xafiiska Somaliland Ee Washington USA DAAWO
