|

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Wareejinta Maamulka Hawada Somalia Iyo Hanjabaad ay Dirtay DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay In Maamulka Hawada Somalia Lagu Wareejiyo Dawlada Federaalka Kadib Markii Laba Cisho ka Hor Ay Xukuumadda Federaalka Somalia ay Sheegtay in Maamulkii Hawada ee Magaalada Nairobi Loo Wareejin Doono Muqdisho.

Comments are closed