Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Axmed Kooshin, ayaa sida fiinta uga qeyliyey dhul dan guud ah oo ay baloodheysteen safiirka Somaliland ee Safaaradda Imaaraadka, waxaana uu si aada ugu canaantay xukuumadda in ay boob xooggan ku hayso gudaha magaalada Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=mMzvEersLY8
