Boorama 13. June 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday hay’adda WHO iyo weli ba sida oo kale hay’adda UNICEF oo uu sheegay in dhaqaalaha ay inagu caawiyaan ay ka soo ururiyeen xarumaha Kinisadaha ee dalalkooda isla mar ahaantaana ay inagu caawiyaan lacago ay ka soo ururiyeen xarumo Kinasaddeed.
Gudoomiye Muuse Biixi oo Mar Kale Weerar Afka ah Ku Qaaday Hay’adaha WHO iyo UNICEF DAAWO
