Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Baaq u diray Shacabka ku nool Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer oo uu ka dalbaday inay qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland oo Maalinta Sabtida ee soo Socota ka Bilaabmaysa labadan Gobol.
https://www.youtube.com/watch?v=WA1OfolR_64
