Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaranka Maxamed C.raxmaan Liibaan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Baaq u diray Laba Beelood oo Walaalo ah oo Shaqaaqo ku dhex martay Deegaan ka Tirsan Degmadda Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag.
Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaranka Somaliland oo ka Hadlay Shaqaaqada ka dhacday Deegaanka Ceel afweyn DAAWO
