Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa si Rasmi ah u Shaaciyey inuu Maalinta Beri oo Arbaca ah uu Iska Casili doono Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu soo hayay Mudo 12 Sano ah.
Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Beri si Rasmi ah u banaynaya Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Mudo 12 Sano ah uu hayay DAAWO
