Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle oo u Tartamayay Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ee uu Arbacadii Baneeyay Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Tilmaan ka Bixiyey Qaabkii ay Doorashadii Maanta u dhacday ee Codka Hal dheeriga ah uu ku Guulaystay Mudane Baashe Maxamed Faarax oo Noqday Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
Dareenka Xildhibaan C.raxmaan Talyanle ee Doorashadii Cod dheeriga ahayd ee Golaha Wakiiladda & Qaabka Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Waddani uga Hadleen DAAWO
