|

“Waa Guul Horaanteed in Xisbiga KULMIYE Laga Tago Dadka Isuguma Sina Godanka Biyo Qabatinka ah ee Nabaadku ka Baxo,Iyo Gawaanka Biyo Gororka ah Markaa Xisbiga Waddani Wuxu Hayaa Dariiqii Guusha.”. Siyaasi Duur DAAWO

Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa waraysi kulul oo laga qaadey waxa uu ku sheegay in Xisbiga KULMIYE laga dareeray isla mar ahaantana ay shacabka Somaliland u guureen Xisbiga WADDANI, waxaana uu cod dheer ku sheegay in Xisbiga WADDANI uu hayo dariiqii guusha.

Comments are closed