|

Dareenka Xildhibaan C.raxmaan Talyanle ee Doorashadii Cod dheeriga ahayd ee Golaha Wakiiladda & Qaabka Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Waddani uga Hadleen DAAWO

Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle oo u Tartamayay Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ee uu Arbacadii Baneeyay Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Tilmaan ka Bixiyey Qaabkii ay Doorashadii Maanta u dhacday ee Codka Hal dheeriga ah uu ku Guulaystay Mudane Baashe Maxamed Faarax oo Noqday Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland.

Comments are closed