Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee la soo dhaafay iska casilay Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Tiraba 3 Xildhibaan oo ka Tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland oo ku abtirsada Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal.
Xildhibaan C.laahi Axmed Yuusuf ayaa ugu danbeeyay Mudane Shaaciya inuu ka baxay Xisbiga Kulmiye oo uu ku eedeeyay inuu Rabo inuu Jujuub ku meel marsado Wixii uu rabo.
