Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasiimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye ayaa ka qayb galay munaasibad lagu sagootinayey seddex caruur ah oo Isbitaalka Maxamed Adan Sheekh hawlo caafimaad ugu diray dalka dibadiisa.
Sadexdan Caruurta ah Waxaa Qalliino wadnaha ah loogu qaaday Cisbitaalo Ku yaala Sudan iyo Talyaaniga.

