Garowe 14. August 2017 (SDN/QJ):-Xili ay Gobolada Sool iyo Sanaag ka socoto Hawlgalka Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa Ciidamo ka Tirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land waxay sooo Dhoobeen Jiidaha Gobolka Sool si ay u hakiyaan qaadashada kaadhka codbixiyaha iyagoo aaminsan in deegaanada sool iyo sanaag ay dhul ahaan ka tirsan yihiin Maamul Goboleedka Punt land.
https://www.youtube.com/watch?v=RRqw2Xv4xXA
