Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa mudooyinkii u Danbeeyay Somaliland gaar ahaan caasimadda hargaysa ku sugan Hogaanka Sare ee Khaatumo oo wada hadal u socdo Xukuumadda Somaliland.
Hadaba Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo ayaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ku booqday dad dhaawac ah oo sida uu xusay ka tirsan Khaatumo.
https://www.youtube.com/watch?v=pWTey8QSvEw

