Ceerigaabo 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Gaadhay Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo.
Siyaasi Baashe Cali Jaamac waxa uu si adag u dhaliilay siyaasadda uu Xisbiga Kulmiye ku maamulayo Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=tXM-9yhZZzo
