Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana Mar labaad ku guulaystay Jagadda Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee Doorashadii Madaxtooyadda ee Somaliland ka qabsoontay 13-kii bishan November ayaa Maanta sheegay in Xisbi Qudhi aanu ku Guulaysan doorashadii dalka ka dhacday Balse qaranka Somaliland uu wada Guulaystay.
Madaxweyne Ku Xigeenka Dib Loo Doortay oo Sheegay inaanu Hal Xisbi Ku Guulaysan Doorashadii Madaxtooyadda Balse ay Xisbiyada Qaran Guusha Wada gaadheen DAAWO
