Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Jaamacadda Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ee Saacadaha soo socda Xilka Wareejin doona uu Siiyay Xaruntii Dugsiga ardayda qabta baahiyaha gaarka ah.
Waxay sheegeen Maamulka Jaamacadu in Dhulkii ay lahayd Jaamacada Hargaysa uu Gacanta ugu Jiro dad gaar ah.
