Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka warbixiyay Xaalada Guud Xuduuda Bariga JSL, Halkaaso Maalmahii u Dambeeyay ay Maamul goboleedka Puntland ka wadeen Xaalad Abuur iyo Farogalin dhanka Xuduuda ah.
https://www.youtube.com/watch?v=Dy6qlxhRVq8
