Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah saraakiisha sar-sarre ee Xisbiga Waddani ayaa naqdiyay shirkii jaraa,id ee Madaxwaye Muuse Biixi Cabdi waxaanu sheegay in aanay haboonayn in madaxwaynahu uu dafiro hadalkii uu ku dhaliilay xisbiga waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=m29mfhrglCE
