Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Md: Maxamed Muuse Abees oo saaka safar shaqo ku tagay magaalada Berbera ayaa ka warbixiyey dhacdo uu jidka kula kulmay oo dad Itoobiyaan ah lagu tahriibinayey.
Wasiirka Kuxigeenka Warfaafinta Somaliland oo Soo Bandhigay Tahriibayaal uu La Kulmay Maanta,Sida ay u Qabteen & Xeeladaha Magafayaasha oo Isbedelay DAAWO
