|

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Raali gelin Ka Bixiyey Hadal uu Todobaadkii Hore Yidhi+ Shirkii Beelaha Garxajis oo uu Dib u Dhigay & Siduu u arko Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Salaadiinta Somaliland ugu Baaqay inay ka qayb qaataan Sidii Loo soo Afjari lahaa Shaqaaqadii Laba Beelood oo Walaalo ah ku dhex martay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Maanta la hadlay Telefishanka HCTV ayaa Dhanka Kale Waxa uu Bulshada u soo Jeediyey inay Taageeraan Xukuumadda Somaliland.

Comments are closed