Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay.
Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una rabo in la dhamaystiro wada hadalkii u socday Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Khaatumo si ay qaybtooda ug qaataan Horumarka Somaliland iyo qaybsiga Khayraadka dalka.
Muuqaalka Hadalka Prof Cabdisalaan Yaasiin.
